Baledweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 36 qoys oo ka soo barakacay dalka itobiya iyo deegaanada hoos yimaado gobolka hiiraan ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka najax ee ku yaalo xaafada koshin ee magaalada Baladweyne
Qoysaskaan oo u badan haweenka iyo caruur ayaana heysan hooy ay ka galaan qoraxada maalintii iyo qaboowga haweenkii
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.