Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Beledweyne ku qabatay kulan looga hadlayay maareynta iyo kahortaga leexsashada gargaarka.
Kulanka ayaa waxaa dah-furay agaasimaha wasaarada gargaarka maareynta iyo musibooyinka Hirshabelle Abdifitah Maxamed Yuusuf iyadoona ay goobjoog ahaayen xubno katirsan maamulka Gobolka kan degmada iyo xubno kasocday hay,adaha.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan