Ceelbiyood laga hergeliyey deegaanka Kub-Riyaad oo xariga laga jaray

0
41

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Kobriyaad ee Gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay Ceelbiyood baahi badan ay u qabeen bulshada deegaanka islamarkaana xariga laga jaray.

Munaasabada xariga laga jarayay Ceelbiyoodkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Ururka Lions , Odayaal,Haween , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here