Baladweyne (Radio Beerlula )-Hay’adda MPDO ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ku qabtay tababar ku saabsan la qabsiga isbadalka cimilada iyo dhibaatooyinka ka dhasha isticmaalka bacaha.
Tababarka oo socon doono muda laba maalin ah ayaa loo qabtay qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Muqdisho.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.