Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Yuusuf Maxamed ayaa Xariga Ka jarey Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.
Xarig jirkan ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta maamulka Koonfur-galbeed Wasiiro xildhibaano iyo maamulka Baraawe.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.