Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Amniga Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka daahfuray kulan looga tashanayo xoojinta dadaalada nabadda galbeedka Mudug .
kulanka ayaa waxaa ka qeeybgalay qaar kamid ah golaha wasiirada iyo xildhabanaada Galmudug ,maamulka Gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo iyo waxgarad.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.