Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gudigga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xassan oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan ay shaaci doonaan jadwalka doorashooyinka.
Howlaha kale ee Guddigu diyaarintooda mudnaanta siiyay waxaa ka mid ah diiwaangelinta ururrada siyaasadda, wacyigelinta codbixiyaha iyo teknolojiyadda fududaynta howlaha doorashada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.