Tababar ku saabsan Nabadda iyo amniga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddomiyaha Ururka Haweenka Degmada Baydhabo Hindiyo Isaaq Cali ayaa daah furtay Tababar ku saabsan doorka haweenka ay ku leeyihiin nabadda iyo Amniga.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ururada haween magaalada Baydhabo iyadoo lagu baran doonaa casharo la Xariiro Amniga iyo Nabadda .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here