Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dugsiyada Hoose dhexe Sare ee ku yaallo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka waxaa ka bilowday Imtixaanka Dhexe ee sanad Dugsiyeedka 2024-2025.
Imtixaankan oo ay kamideeysan yihiin dugsiyada hoose dhexe iyo sare ayaa loogu talay galay in ardayda imtaxaan looga qaado waxbrashadii lasoo barayay 5 ti bilood ee ugu horeeysay sanad dugsiyeedka si loo qiimeeyo heerkooda waxbarasho.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.