Kulan looga hadlayay abaaraha ka jira gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne.

0
44

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay looga hadlayay xaalada abaaraha iyo sidii wax loogu uruurin lahaa dadka danyarta ah kaasoo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudomiyaha Degmada Baladweyne Cumar Cusmaan Calisow , Duqa Degmada Marwo Nadar Tabaax Maalin , .Madax ka socotay Hay’adaha ka shaqeeya Gobalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday Dowlada hoose.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here