Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha 1aad ee horumarinta wadooyinka Puntland kaasi oo socday mudo sadax maalin ah iyadoo war-saxaafadeedna laga soo saaray.
Waxaa ka qeybgalay shirka mudadii uu socday masuuliyiin kamid ah maamulka Puntland,Injineero ku xeel dheer dhismaha wadooyinka,Shirkadaha qaabilsan dhismayaasha,waxgarad iyo masuuliyiin kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.