Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada , barbaarinta iyo sayniska Somaliland ayaa Magaalad Hargaysa ku qabatay kulanka Ansixinta manhajka waxbarashada dadka waawayn.
Kulankaan waxaa kasoo kasoo qeybgalay Wasiirka Waxbarashada Soomaliland, Bahda waxbarashada,Macallin iyo Hay’addaha ka shaqeeyo arrimaha Horumarinta Manaahijta.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.