Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Jubbaland ayaa Garoonka kubadda Cagta Waamo ee magaalada Kismaayo ka daahfurtay tartanka kubada Cagta ee loo qabtay dhallinyarada cuslaatay ee Dagmada Kismaayo.
Tartankaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Kismaayo,Bahda Sports-ka, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada magaalada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.