Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Deegaanka qaloocato ee degmada Bulaxaar ee maamulka Somaliland kaasi oo lagu talagalay inay cabaan dadka iyo duunyada kunool deegaankaasi.
Ceelbiyood ay waxaa soo baxsaday walalaalo muxsiniin kuwaas oo ugu talgalay in ka faaiideeystaan dadka deegaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.