Maamulka magaalada Lehel-Yucub oo dhagax dhigay deyrka xarunta caafimaadka degmada.

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Lehel-yucub ee gobolka Doollo ayaa dhagax dhigay dhismaha deeyr xarunta caafimaadka degmada.

Dhismahaan ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisi doono  maamulka Degmada iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here