Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada muqdisho ka furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka kaasi oo looga hadalaayay sanadkaan casriyeenta hanaanka Garsoorka dalka.
Shirka ayaa waxaa ka qayb galay bahada garsoorka ,Xildhibaano ,wasiiro ,Aqoonyahaano iyo marti-sharaf.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.