Gabar da’yar ah oo wax baratay oo abuuratay fursad ganacsi Baladweyne.

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeqo Axmad Odoowaay oo ka mid ah gabdhaha ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeystay fursad ganacsi tasoo ah iibinta dharka loo yaqaano Huudheyda firaashmanka iyo galalka joodariyaasha.

Markii laga soo tago ganacsigana deeqo ayaa ka mid ah ardayda wax ka barto iskuulada magaalada Baladweyne iyadoo qarashka ay ka hesho ganacsigan ku mareyso nolosheda iyo waxbarshadeda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here