Haweenka Puntland iyo Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolka Mudug.

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xubno ka tirsan ururada haweenka magaalada Galkacyo oo ka qeyb galaya tababar ku saabsan xalinta khilaafadka iyo doorka haweenka ee nabadda ayaa ku baaqay in si wad jir ah loogu istaago sidii xal loogu heli lahaa colaadda ka jira qeybo ka mid ah gobolka Mudug.

Haweenkan ayaa sheegay inay muhiim tahay in xal laga gaaro colaadda ka jirta qeybo ka mid ah gobolka Mudug taasoo u dhaxeysa beelo walaalo ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here