Baladweyne (Radio Beerlula)-magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen in kabadan 180 arday oo dhameeyay kuliyadaha Caafimaadka, Sheybaarka iyo Computer kana aflaxay Jaamacadda jobkey ee magaalada Baladweyne.
Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka Jamacadda duqa magaalada Baladweyne Nadar tabaax maalin wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda igo garsoorka Dowalad gobaleedka Hirshabeelle Mahad Maxamed Xasan Waalidiin Macallimiin ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.