Arday ka baxday dugsiga dhexe iskuulka Hormuud oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 10 arday oo ka baxday Dugsiga Dhexe ee iskuulka Hoose Dhexe Sare Hormuud ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Iskuulka, Waalidiin , Macallimiin, Odayaal, Culimo iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here