Goob waxbarasho oo laga daah furay deegaanka Madax Libaax.

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dugsi hoose Dhexe oo laga hirgaliyey Deegaanka Madax Libaax ee Degmada Gerijir ayaa xariga laga jaray kaasi oo ay si iskutashi u dhiseen bulshada deegaanka.

Munaasabada xariga looga jarayay dugsigaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Dallada Baraarug , Bahda Waxbarashada,Odayaal, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here