Tababar ku saabsan is-dhexgalka bulshada nabadda oo lagu qabtay Bardaale.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Degmada Berdaale ee gobolka Bay Mudane Maxamed isxaaq Xasan (Caracase) ayaa daah furay tababar ku saabsan is-dhexgalka bulshada ee nabadda, horumarinta wada noolaanshaha iyada oo loo marayo dhaqamada Soomaalida.

Tababarkan ayaa waxaa ka qeyb galaya xubno ka socda ururada bulshada rayidka, maamulka degmada, odayaal dhaqameed iyo dhalinyar.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here