Tartanka kubadda cagta ah ka socda degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo maanta la soo gunaanadayo.

0
149

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaarada dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa galinka dambe ee maanta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ku soo gaba gabeyneysa tartan kubadda cagta oo loo qabtay sideed kooxood.

Kooxahan ayaa laga soo kala xulay degmada Maxaas iyo deegannada hoos yimida ee gobolka Hiiraan, waxana finalka tartanka iskugu soo haray kooxda Laanta hawada oo ka dhisay degmada Maxaas iyo kooxda deegaanka Waabweyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here