Baladweyne (Radio Beerlula)-Sakariye Xuseen Cismaan oo kamid ah dhallinyarada wax ku baratay magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo isagoo magaalada ka hergeliyay Farmashi si uu ugu adeego bulshada isla markaana ka helo nolol maalmeed ku filan
Sakariye ayaa 4 kale oo dhallinyara ah shaqo abuur uga sameeyay xaruntan caafimaad iyagoo lacagaha ay ka helaan wax ku barta kuna caawiya qoysaskooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud


