Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee degmada Boosaaso oo kaashaaneeysa bulshada magaaladaasi ayaa Xaafadda Biyo Kulule ka sameeysay olole lagu furayo wadooyinka yaalay dhagaxaanta.
Ololehaan ayaa qeyb ka ah dadaalada lagu soo celinayo bilicda magaalada Boosaaso
Warbixintan waxaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


