Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Gooyaale duleedka Baydhabo oo xariga laga jaray.

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masuuliyiin katirsan Koonfur Galbeed iyo madax kasoctay Hay,ada Direct Aid ayaa si wada jir ah xariga ugajaray ceel-biyood cusub oo laga qoday deegaanka Gooyaale ee Magaalada Baydhabo.

Ceelkan ayaa dhismihiisa waxa uu socday mudo waxaana iska kaashaday dhismihiisa maamulka Koofurgalbeed iyo Hay,ada Direct Aid.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here