Olole indha fiiqis lacag la’aan ah oo laga bilaabayo isbitaalka Hilaal Baladweyne.

0
129

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdi Samad oo kamid ah dhaqaatiirta ku taqasusay daweynta indhaha iyo qaliimadooda oo kaashanaya Isbitaalka Hilaal ee magaalada Baladweyne ayaa bilaabay diiwaangelinta dad loogu tala galay ineey ka faa-ideeystaan qaliimo indha fiiqis lacag la aan ah oo Bilaabanaya 25-bishan .

Indhafiiqistan lacag la aanta ah ayaa waxaa loogu tala galay dadka danta yar ee ku nool magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here