Maamulka degmada Kismaayo oo digay jarista dhirta.

0
191

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdulaahi Faraweeyne ayaa amar kasoo saaray jarista dhirta deegaanka.

Waxa uu sheegay in dhirta ay muhiim utahay nolosha aadanaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here