Baladweyne (Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay kulan Dood ah oo ku saabsan ka hortagga tacadiyada loo geysto dadka Nugul ee ku nool guud ahaan dalka.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Aqoonyahano, Culimo, Wasiiro ,Xildhibaano, dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.