Baladweyne (Radio Beerlula )-Axmed Cabdulaahi Siyaad Eng Geeseey Oo ka mid ah Dhallinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo isaga oo dadka u koobiyeeya furayasha.
Furayaasha uu koobiyeeya Eng Geesey yaa waxaa kamid ah Gaadiidka , Guryaha , Boorsooyiinka isaga oo adeegsado qalab loogu talagalay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


