Baladweyne (Radio Beerlula )-Munsabadaan ay ku qalin jabinayeen 75 ardayd oo baratay Qur’aanka kariimka iyo aqriska luqadda Carabiga kana aflaxay Markizu Dacwa ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Waxaaa ka qeyb galay maamulka Markizu Dacwa ,walidiin, macalimiin ,ardayda Munsabadaan loo qabtay iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


