Xarunta gurmadka deg-degga ah ee isbitaalka Martini oo xariga laga jaray.

0
194

Baladweyne  (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qaybtay munsabadaan oo xariga looga jarayay xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino oo si casri ah loodhisay loona qalabeeyey .

Munaasabadaan xarig jarka ah waxaa ka qaybgalay maamulka isbitaalka Ra,isul wasaaraha XFS ,dhaqaatiir, xubno katirsan wasaaradda Caafimaadka XFS, wasiiro iyo marti sharaf kale duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxameed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here