Biyo la’aan ka jirta deegaanka Sulmo ee gobolka Hiiraan.

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Sulmo oo ka mid ah deegannada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jirta biyo la’aan bahsan taasoo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Dadka ku nool deegaanka Sulmo iyo deegannada gobolka Hiiraan oo intooda badan ah xoolo dhaqto iyo beeraley ayaa xiligan la daala dhacaya sameynta ka dhalatay abaarta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here