Baladweyne (Radio Beerlula )-In ka badan 55 arday oo cusub ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Soomali canteral ee magalada baladweyne
Aradydaan heshay farsadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


