Baladweyne (Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee xarunta Gobalka Awdal ayaa laga bilaabay ololaha Diwaangelinta gaadiidka.
Diwaangelinta gaadiidka ayaa waxa ay door muhiim ah ka qaadan doontaa aqoonsiga iyo habsami u socodka shaqada gaadiidleyda Gobalka Awdal.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


