Masjid cusub oo laga daahfuray Degmada Daarul Salaam

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Daarul Iiman oo dhismihii socday ilaa saddex sano ayaa laga daahfuray Degamada Daarul Salaam ee duleedka Magaalada Muqdisho.

 

Munaasabada lagu daahfurayey Masjidkaan cusub ayaa waxaa ka qeybgalay Gudiga gacanta ku haayay dhismahiisa ,Culimo udiin iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Degmadaas.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here