In ka badan 15 Ardey oo baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin inkabadan 15 arday oo baratay Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Akhriska Qoraal luuqadaha Carabiga islamarkaana la aflaxday Madarasada Umu Cabdullaahi.

 

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Madarasada, Culimo udiin, Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here