Tababar ku saabsan saxaafadda casriga oo In ka badan 35 wariye loogu qabtay Muqdisho

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ugu qabtay Tababar la xiriira sare u qaadista xirfadda iyo saxaafadda casriga inkabadan 35 suxufiyiin ee ka howlgala gobalka Banaadir.

Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashanaya Golaha guud ee warbaahinta dalka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya UNT.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here