Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa lagu iibiyo digaaga ee Magaalada Jowhar waxaa xiligan laga dareemayaa Isbadal dhanka qiimaha ah oo ku yimid dooradii la keeni jiray suuqyada magaalada Jowhar.
Digaaga ayaa hadda la iibiyaa qimo dhan 2.5 ilaa iyo 3 dolar halka markii hore la iibin jiray 8 doolar ilaa 9 doolar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


