Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa daahfuray olole indho fiiqis lacag la’aan ah.
Ololahaan indho fiiqista ayaa loogu talagalay in ay ka faaiideeystaan inkabadan 400 qof oo danyar ah kuwaasi oo ku nool Magaalada muqdisho ee caasimadda dalka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


