Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Cabdullahi Salaad oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa nolol maalmeedka qoyskiisa ka mareeya dhaqista baabuurta.
Maalin kasta ayuu u shaqo taga suuqa daraawiishta ee magaalada Baladweyne halkaaso inta badan la dhigo baabuurta, waxana inta badan uu dhaqaa baabuurta yaryar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


