Kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa danyarta oo lagu qabtay Baydhabo

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii dadka danta yar ee ku nool deegaanada Koonfur-galbeed looga caawin lahaa helitaanka biyo iyo cunto ku filan.

kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdinasir Abdi Aruush, Wasiirka Wasaaradda Biyaha Koonfur Galbeed Mudane Iiman Ali Abdi Dahir ,Maamulka Gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Abdulaahi Ali Watiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here