Masjid cusub oo laga daah furay degmada Ceel-Afweyn

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay,ada Camuud Foundition ayaa magaaalada ceel afweeyn ka hirgilsay Masjidka ugu weeyn magaalada.

Munaasabada xariga looga jarayay masjidkan waxaa goobjoog ahaa maamulka magaalada culimo iyo boqolaal dadweeyne ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here