Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku hayo Dhismaha Masjidka Muuse Boqor oo maraya heer gab gabo ah ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhameyastirka masjidkan
masjidkan oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


