Arday ka qalin jabisay iskuulka Al-Raashidaata oo munaasabad loogu qabtay Garowe.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo ay ku qalinjabinaayeen Arday ka baxay machadka Al-Raashidaat qaybtiis dugsiga hoose dhexe iyo sare ee magaaladaasi.

Munaasbada ayaa waxaa kaqayb galya maamulka machadka Masuuliyiin ka tirsan Dowalad gobaleedka puntland aqoonyahan Culimo Waalidiin iyo marti kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here