Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iqro Cabdi Guuleed oo kamid ah gabdhaha waxbartay ee kunool magaalada Baladweyne ayaa la timid hal abuur gancsi oo nolosha reerkeed ku maareeyso.
Waxyaabaha ay sameeyso iqro ayaa waxaa kamid ah sameenta Xawaajiga cuntada, Saabuun qubeeyska iyo Uunsiga iyadoo gancsigaan ka maareeyso nolosha reerkeed.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


