Kutubo diini ah oo socday muddo 16 sano oo lagu soo qatimay Boosaaso

0
195

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Hilaal ee magaalada Boosaaso ayaa  lagu soo gabgabeeyay labo Kutub oo Diini ah kuwasoo socoday mudo aad u dheer.

Waxaa ka soo qeybqalay culumo u diinka magaalada,Waalidiin ,Ardayda kutubada loo soo xiray iyo bulashada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here