Olole lagu furayo Jidadka uu xiray bacaadka oo laga bilaabay Kismaayo

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa sameeyay olole Bacaad buuxdhaafiyay looga qaadayay wadooyiinka xaafada New Kismaayo.

Bacaadka ayaa gabi ahaanba xiray wadooyiinka xaafada waxaana dhib xoogan ku qabay gawaarida iyo dadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here