Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Horumarinta Nabada iyo maamul wanaga waxaan kusoo qaadan doonaa doorka Nabada ee fanka waxaana marti ku ah Cabdifitaax indhacaashaq oo fanka iyo tiktoka kusoo gudbiyaha heeso gaagaaban oo katurjuba Nabada waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


