Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa dhagax dhigay dhismaha isbitaalka Guud ee Degmada wanlaweyn oo si isku tashi Bulsho ah lagu dhisaayo.
Munaasabadda dhagax dhiga isbitalka ayaa waxaa goob joog wasiirka wasaaradda amniga maamulka Koonfur Galbeed xassan Cabdi qaadir,xubno ka tirsan dowadda hoose ee Degmada wanlaweyn iyo qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka Degmadasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq


